Xiliga Xariga laga jarayo Tayaatarka Qaranka iyo Garoonka Cayaaraha Muqdisho oo la shaaciyay

Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in la weyneeyo xuska 60 guuradii kasoo wareegtay markii Soomaaliya ay xurnimada ka qaadatay gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska. Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda … Continue reading Xiliga Xariga laga jarayo Tayaatarka Qaranka iyo Garoonka Cayaaraha Muqdisho oo la shaaciyay